Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia oo soo Dhoweysay Dilka Adan Garaar


Cabdisalaam Hadliye, wasiirka Arrimaha Dibedda
Cabdisalaam Hadliye, wasiirka Arrimaha Dibedda

Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay weerar diyaarad Maraykanku leeyahay ay Jimcihii ku dishay Adan Axmed Isak Garaar oo ka mid ahaa saraakiisha sare-sare ee ururka al-Shabaab.

Wasaaaradda difaaca Maraykanka ee Pentagon-ka ayaa shalay xaqiijiysay dilka Adan Garaar, waxayna sheegtay inuu ka mid ah ahaa garab ka tirsan al-Shabaab oo lala xiriirayay weerarkii suuqa westage ee magaalada Nairobi.

Wasiirka Arimaha dibedda Somalia, Abdisalam Hadliye Omar ayaa VOA u sheegay in Soomaaliya aysan noqon doonin meel ay isku-qariyaan al-Shabaab.

Sidoo kale ayaa ka hadlay wadahadalada u socda Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo xukuumadda Somaliland.

Wasiirka ayaa isagoo jooga dalka Qadar khadka telefoonka ugu waramay Ismaaciil Xuseen Farjar:

Waraysiga WAsiirka Arrimaha Debedda Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:56 0:00

XS
SM
MD
LG