Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Xadgudubka Loo Geeysto Dadka Lixaadka La'a


Dadka naafada ah ee Soomaalida waxay la kulmaan tacaddiyo iskugu jira guur qasab ah, gacan-qaad, kufsi iyo in guryahooda laga barakaicuyo, sidaasi waxaa sheegtay hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International manata warbiixn soo saartay. Caasha Ibraahim Aadan ayaa warbixintan Amnesty Inetrnatioanl soo akhrisay, warbixintan ayeyna nooga diyaarisay.

Dhageyso Warbixinta Amnesty International ee Tacadiyadda Curyaamiinta Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:56 0:00

XS
SM
MD
LG