Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Saraakiil lagu tuhmay Qaraxii SYL Hotel oo la maxkamadayn doono.


Qarax
Qarax

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in maxkamad la soo taagi doono saraakiil ka tirsan booliiska iyo nabad sugidda oo dhowaan la qabtay kuwaasi oo lala xiriiriyey qaraxii ka dhacay Huteelka SYL bishii January ee sannadkan. Ku Xigeenka Xeer IIaaliyaha Guud Axmed Cali Abukar ayaa shir jaraa’id oo uu manta ka qabtay ku sheegay in la xiray 11 qof oo kiiskaasi lagu tuhunsan yahay. Haddaba tallaabooyinkan dhinaca amniga ah wax isbeddel ah ma ka dhaliyeen magaalada?

Maxamed Cabdi Sandheere ayaa arrimahan ka waraystay Korneel Cabdullaahi Aadan Xuseen oo falanqeeya arrimaha amniga.

Amaanka Muqdisho
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00

XS
SM
MD
LG