Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuska 8-da Maarso ee Maalinta Haweenka


Waxaa maanta caalamka laga xusayaa Maalinta Caalamiga ah ee 8- da Maarso oo ah maalinta haweenka adduunka, meelaha Soomaaliya laga xusay munaasabaddaasi waxaa ka mid ah Muqdisho iyo Baydhabo. Warbixino ay wariyayaasheena ku sugan magaalooyinkaasi noo soo direen waxaad ka dhgeysataa xagga hoose ee qoraalkan:

Dhageyso Xuska Maalinta Haweenka
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:29 0:00

XS
SM
MD
LG