Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wadahadalada Somalia Iyo Somaliland


Somalia iyo Somaliland
Somalia iyo Somaliland

Magaalada Istanbul ee dalka Turkey waxaa la filayaa inay mar kale ka furmaan wadahadalladii u dhaxeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. Wufuud labada dhinac ka socota ayaa halkaasi ku sugan. Dowladda Federaalka ayaa war-saxaafadeed ay Istanbul ka soo saartay waxay ku sheegtay inay diyaar u tahay in la dardargeliyo wadahadalka ay ku la jirto Somaliland, balse dhinaca Somaliland ayaa sheegay inay diidan yihiin xubno ay sheegeen inay ka soo jeedaan Somaliland oo ka mid ah ergada dowladda ka socota. Haddaba, Caasho Cuud ayaa khadka taleefonka ee Istanbul ku wareysatay wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis.

Dhageyso Wareysiga Wasiirka Arimaha Dibadda ee Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:16 0:00

XS
SM
MD
LG