Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ka Dhacay Magaalada Muqdisho


Qarax
Qarax

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay meel ku dhow Dhimsaha NBC degmada hodan ee magaalada Muqdisho.

Wariyaha VOAda ee Magaalada Muqdisho Xassan Kaafi Qoyste ayaa ku soo waramaya in gaariga qarxay uu eryanayay gaari kale oo ay lahaayeen ciidamada dowladda Somaliya , isla markaana uu ku dhacay gidaarka dhismo ka soo horjeeda daarta NBC.

Weli ma cadda inta uu la egyahay qaraasaraha ka dhashay qaraxaasi.

Iyadoo ay tahay xilli habeen ah ayaa waxaa yar xogta laga helayo goobta uu qaraxa ka dhacay oo ay isku geedeaameen ciidamada dowladda Somalia.

XS
SM
MD
LG