Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heritage oo Daraasad ka Sameysay Federaalka


Cabdirashid Khalif, Agaasimaha Heritage
Cabdirashid Khalif, Agaasimaha Heritage

Machadka siyaasadda Heritage ee magaalada Muqdisho ayaa maanta soo bandhigay daraasad cusub oo ku saabsan arrimaha federaalka Soomaaliya.

Daraasaddan oo machadku ka sameeyay 5 magaalo-madax ayaa lagu sheegay in tiro badan oo dadka Soomaliyeed ah ay doonayaa habka maamulka federaalka, in kasta oo uu jiro walwal aad u badan.

Dadka daraasadda laga qaaday ayaa doorbidaya nidaamka federaalka si uu u keeno nidaam awood-qeybsi oo u dhaxeeya qabiiladda Soomaaliya.

Dhageyso wareysi ay VOA la yeelatay Agaasimaha machadka Heritage Cabdirashiid Khaliif Xaashi.

Dhageyso Wareysiga Agaasimaha Machadka Heritage
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00

XS
SM
MD
LG