Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka ka Hortaga Xagjirka ee Washington


Madaxweyne ku Xigeenka Maraykanka Joe Biden oo gacan qaadaya Sheikh Sa'ad Musse oo ka mid ah culimada Minneapolis, Minnesota
Madaxweyne ku Xigeenka Maraykanka Joe Biden oo gacan qaadaya Sheikh Sa'ad Musse oo ka mid ah culimada Minneapolis, Minnesota

Aqalka Cad ee dalkan Maraykanka waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shir caalami ah oo ku saabsan ka hortagga xagnjirnimada.

Shirkaasi waxaa martigeliaya madaxweyne Barack Obama, waxaana ka qaybgalaya wufuud caalami ah iyo kuwo ka kala yimid dalkan Maraykanka.

Wafdiga ka socda Gobolka Minnesota ee ay Soomaalidu ku badantahay waxaa ka mid ah xubnaha ka tirsan hoggaamiyayaasha bulshada Soomaalida iyo culimada oo uu ka mid yahay Sheekh Cabdisalaam Shariif Aadan Guddoomiyaha Guddiga Mamaulka Masaajidka Daarul Hijra oo VOAda uga warramay shirkan iyo ahmiyaddiisa.

Waraysiga oo faahfaahsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Waraysi ku saabsan shirka ka hortagga argagxisada ee Washington
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:26 0:00

XS
SM
MD
LG