Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saraakiil Lagu Toogtay Muqdisho


Saddex sarkaal oo ka tirsan Laanta Socdaalka Soomaaliya iyo darawalkii la socday ayaa maanta koox hubeysan toogasho ku dileen.

Toogashadan ayaa ka dhacday meel u dhow isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.

Saraakiisha la toogtay ayaa la sheegay inay weerareen dablay saarnayd baabuur oo isla markiiba meesha ka baxsaday.

​Ururka al-Shabaab ayaa sheegtay mas'uuliyadda dilka sadexdan sarkaal iyo darawalkoodii.

XS
SM
MD
LG