Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo Hub ka Dajisay Markab


Dooni laga dajiyay markabka siday hubka
Dooni laga dajiyay markabka siday hubka

Somaliland ayaa sheegtay inay hubkii ka dajisay markiibkii ay dhawaan ku qabatay dekedda Ber-bera.

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Cali Maxamed Waran-CAdde ayaa VOA u sheegay in talaabadan ay qaadeen kaddib markii maxkamad ay amarkaasi bixisay.

Hubka Somaliland ku qabatay markabka waxaa ku jira madaafiic, Beebayaal iyo gadiidka dagaalka.

Wasiirka Arrimaha Guduhu wuxuu sheegay in dowladda Sudan ay la soo xiriirtay Somaliland oo iyadu sheegtay inay hubkan iska leedahay

Dhageyso Warbixintan Hubka ay Somaliland ka Dajisay Markabka
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:59 0:00

XS
SM
MD
LG