Isku xirrada

War Deg-Deg ah

IOM oo Canbaareysay Boobka Koonfur Afrika


Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka IOM ayaa cambaareysay weerarada iyo boobka lagu hayo dadka ajnaanibta ee ay Soomaalidu ku jirto iyo shaqooyinkoodaba, kuwaasoo ku nool meel u dhow magaalada Johannesburg, Koonfur Africa.​

IOM ayaa ugu baaqeysa dowladda Koofur Africa inay qaado talaabo deg deg ah oo ay kaga difaaceyso dadka muhaajiriinta ah weerarada isir naceybka ah.

Wariyaha VOAda Lisa Schlein ayaa warbixintan inoo soo dirtay, Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo jeedinaya.

Dhageyso warbixinta boobka lagu hayo Ajnabiga Koonfur Africa
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:20 0:00

XS
SM
MD
LG