Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtiyada Laga Bixiyay Xukumadda Cusub


Ra'isul Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa xalay ku dhawaaqay gole wasiiro cusub oo ka kooban 20 wasiir.

Golaha wasiirada ayaa waxaa ku jira xubno ku cusub xeyndaabka siyaasadda Somalia, waxaana markii ugu horeysay aan ka muuqan qaar ka mid ah xubnaha Golaha Baarlamanka.

Hadaba warbixinno wareysiyo iyo aragtida ay dadweynuhu ka qabaan xukumaddan cusub halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso:

Dhageyso Aragtida Dadweynaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:19:53 0:00

XS
SM
MD
LG