Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boqor Cabdalihii Sacuudiga oo Geeriyoodey


Boqor Abdalle
Boqor Abdalle

Waxaa xaley saqdii dhexe geeriyoodey boqorkii dalka Sacuudiga boqor Cabdalle Bin Cabdul-Casiis oo ay da'diisu aheyd 90 sano jir. Boqorka ayaa wayadanba xanuunsanaayey. Masuul u hadley boqortooyada sacuudiga ayaa ku dhawaaqey in Amiir Salmaan Bin Cabdul-Casiis uu noqonayao boqorka badalaya Boqor Cabdalle sida uu qabo sharciga boqortooyada dalkaas. Amiir Salmaan ayaa ah 79 jir, isla markaana waxa uu hada hayey xilka wasiirka difaaca ee dalkaas. Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa tacsi u direy boqortooyada iyo shacabka reer Sacuudi geerida ku timid boqorka.

XS
SM
MD
LG