Isku xirrada

War Deg-Deg ah

R/Wasaaraha oo ka Laabtay Xukuumaddii


Ra'iisul wasaare Sharma'arke
Ra'iisul wasaare Sharma'arke

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in R/wasaare Cumar C/rashiid uu ka laabtay xukuumaddii uu dhwaan soo dhisay

Talaabadan ayaa ku soo beegmaysa Iyadoo la filayay in baarlamaanku uu saaka oo Sabti ah cod u qaado

R/wasaaraha ayaa qoraal arrintaasi ka hadlaya xalay u gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka .

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso warbixin arrintaasi ku saabsan.

Dhegayso: Warbixin R/wasaaraha oo ka laabatay xukuumaddii
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:51 0:00

XS
SM
MD
LG