Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Pope Francis: Xoriyadda Hadalka iyo Diimaha


Ka dib weerarkii lagu qaaday Wargeyska Charle Hebdo, madaxda dunida ayaa siyaabo kala duwan u difaacay xoriyadda hadalka, dadka ka hadlay waxaa ku jira madaxa ugu sarreeya kiniisadda Catholic isaga oo taageeray xoriyadda hadalka hase ahaatee su'aal geliyey marka ay timaaddo arrin la xidhiidha dhinaca diimaha ama aaminaadda qofka.

Barnaamijkeenna amuuraha Islaamka ee toddobaadkan ayaynu arrintan kaga hadlaynaa waxaan soo diyaariyey Maxamed Colaad Xasan:

Amuuraha Islaamka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:09:05 0:00

XS
SM
MD
LG