Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibadbax ka Dhacay Berbera


Cabashooyin dibed-baxyo wata ayaa ka dhacay magaalada Berbera maanta kadib muran ka dhashay kadib markii ay dawladdu ku wareejisay shirkad gaar ah maamulka korontada ee magaalada.

Dawladdu waxay sheegtay in tallaabadani ay hoos u dhigi karto qiimaha korontada.

Badhasaabka Gobolka Saaxil ee Somaliland Fahmi Cabdi Bidaar, ayaa VOA uga warramay dibadbaxyadan, iyo talaabada ay dawladdu qaaday.

Dhegayso: Waraysiga Guddoomiyaha Saaxil
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00

XS
SM
MD
LG