Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makaroofanka: Edna Aaden Ismaaciil


Edna Aden
Edna Aden

Barnaamijka waxaa todobaadkan marti ku ah Dr. Edna Aaden Ismaaciil oo ka shaqeysa howlaha samafalka ahna aas aasaha iyo Madaxa cusbitalka iyo Jaamacadda Edna ee Magaalada Hargeysa.

Haaruun Macruuf ayaa barnaamijka ku wareystay. barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ee qoraalka ka dhageyso.

Martida Edna Aadan
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:21:15 0:00

XS
SM
MD
LG