Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kuuriyada Waqooyi oo u Jawaabtay Mareykanka


Xukumadda Kuuriyada Waqooyi ayaa maanta si cara leh uga jawaabtay cunaqabateyno cusub oo uu Mareykanku ku soo rogay Pyonyoung, taasoo ay ugu yeertay siyaasado cadaawad iyo wax caburin ay ka buuxdo oo ay qaadatay Washington.

Mareykanka ayaa cunaqabateyntan cusub ku soo roggay Kuuriyada Waqooyi isagoo kaga jawaabaya weerar dhinaca internetka ah oo loo geystay shirikadda Sony Pictures Entertainment sanadkii tagay, kaasoo uu mareykanku ku eedeeyay inay ka dambeysay kuuriyada Waqooyi

Wariyeheena Maxamed Colaad Xassan ayaa arintaasi warbixintan kooban inooga diyaariyay.

Dhageyso Warbixinta Kuuriyada Waqooyi
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:10 0:00

XS
SM
MD
LG