Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaan Axmed Yaasiin: Madaxweynaha Hadal Lagama Sugeyn


sawirka xildhibaan Axmed Yaasiin
sawirka xildhibaan Axmed Yaasiin

Xidhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaale oo ka mid ah xildhibaanada Somaliland ee laga soo doorto Gobolka Awday ayaa ka jawaabay, isla markaana naqdiyay hadal shalay ka soo yeeray madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo ku aadanaa qadiyadda Gobalka Awal.

Xildhibaanka ayaa u waramay wariyeheena Hargeisa Cabdixakiin Maxamud Shirwac.

Halka hoose ka dhageyso.

Dhageyso Wareysiga Xildhibaan Yaasiin
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:00 0:00

XS
SM
MD
LG