Isku xirrada

War Deg-Deg ah

U. Kenyatta oo Saxeexay Heshiiskii Amniga


Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa saxeexay sharci dhinaca amniga oo xildhibaanada baarlamaanka dalkaasi ay shaley ka doodeen, buuqna ka dhashay. Sharcigan ayaa Mr. Kenyatta sheegay inuu kaalin ka geysan doono sugidda amniga.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.

Dhageyso warbixinta U. Kenyatta
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:09 0:00

XS
SM
MD
LG