Barnaamijka todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay Suugaanta iyo kaalinta ay ka qaadato wacyigelinta bulshada ee cudurada, gaar ahaan kuwa naafeeya ama dhibaatada raagta u geysta caruurta sida dabeysha.
Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.