Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dumar lagu Laayey magaalada Tiyeglow


Maliishiyada Al-Shabab iyo askari ka tirsan dowladda Somalia ayaa falal dil ah ka geystey degmada Tayeeglow ee gobolka Bakool ee koonfuurta Somalia. Falkii ugu horeeyey ayaa Al Shabab waxay ku dileen laba haween ah oo ay qabeen askar ka tirsan dowladda, inta kadibna ciidammada dowladda ayaa iyaguna aargudasho ahaan u diley 5 haween ah oo la rumeysan yahay inay ahaayeen xaasaska xubno Al Shabab ka tirsan.

Dhageyso Dilka Tiyeglow
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:28 0:00

XS
SM
MD
LG