Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxooti Iskood ugu Noqday Somalia


Hay'adda Qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa maanta si rasmi ah u bilowdey barnaamijka dib u celinta qaxootiga Soomaalida ee ku nool Kenya.

Qaxootigan oo badankooda ku noola Kenya 24kii sanno ee la soo dhaafey, colaadaha ka jira Somalia awgood ayaa dib ugu noqonaya qeybo ka mid ah gobollada koonfureed ee Somalia.

Qeybtii ugu horeysey ee qaxootigaas ayaa gaarey Dhoobley oo ku taalla xadka Somalia iyo Kenya.

Waraysiyo iyo faahfahin dheeraad ah oo warkan ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan:

Dhegayso: Warbixin iyo Waraysi ku saabsan Qaxooti ku noqday Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:07 0:00

XS
SM
MD
LG