Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Madaxweynaha Puntland


Madaxweynaha Cabdiweli Gaas
Madaxweynaha Cabdiweli Gaas

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa wareysi uu siiyey VOA waxaa uu kaga hadley arrimo dhowr ah oo la xiriira xaaladaha ka jira Puntland.

Madaxweynaha ayaa socdaal ku tegey buuraha Galgalo oo dhowaan Puntland ay ka qabsatey kooxda Al Shabab.

Waraysiga Madaxweynaha oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan:

Dhegayso: Wareysi gaar ah oo VOA la yeelatay Madaxweynha Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:16:21 0:00

XS
SM
MD
LG