Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Weerarada Al-shabab ee Gudaha Kenya


Maliishiyaadka kooxda Al Shabab ee dalka Somalia ayaa sheegtay mas’uuliyadda dilka 36 qof oo shalay ka dhacay waqooyiga bari ee Kenya.

Weerarka ayaa ka dhacay goob dhagaxa laga qodo oo ku dhow magaalada Mandera, halkaas oo dad goobjoogeyaal ah ay sheegeen in dableyda ay shaqaalahaasi ku weerareen teendhooyinkooda oo ay xiligaasi hurdayeen.

Dhinaca kale weerardan ugu dambeeya ee al-shabab ayaa jawi cusub geliyay Kenya cabsina kubeeray wada noolaanshaha mujtamacyada kala diinta ah ee dalkaasi.

Hadaba maxaa u sahlay al-shabab inay sii xoojiso weerarada Kenya, weeraradii ugu dambeeyayse maxey kaga duwanyihiin kuwii hore, wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan ku eegaya.

Dhageyso Warbixinta Weerarada Al-shabab ee Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:03 0:00

XS
SM
MD
LG