Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dr. C. Beyle oo ka Hadlay Shirka Copenhagen


Wasiirka Arrimaha Dibedda C/raxmaan Beyle
Wasiirka Arrimaha Dibedda C/raxmaan Beyle

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somalia, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in wufuud badani ay ka soo shirka ka soo qeyb gashay, dalka Maraykankuna uu wafdi heerkiisu hooseeyo uu shirka u diray.

Shirka ayaa la filayaa in maanta la soo gabagabeeyo. Hoos ka dhageyso Wareysiga Wasiirka.

Dhageyso Wareysiga Wasiir Beyle
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:09 0:00

XS
SM
MD
LG