Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Idaacad Dhuumanaysay oo la Qabtay

DJ Wika Szmyt controls the sound mixer as she plays music at a club in Warsaw January 4, 2012. Szmyt, 73, spends her retirement days behind a DJ console watching people dance to her rhythms. She plays disco, rumba or samba for a mostly elderly audience be

Ciidamada Amaanka Somaliland ayaa Xalay Gacanta ku soo dhigay Idaacad FM ah oo shantii bilood ee u danbeeyeyba ay ka raadinayeen gudaha magaalada Hargeisa taasi oo inta badan la dhagaysan jiray habeenkii. Taliyaha ciidamada booliska Somaliland Sareeye guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan oo VOA u waramay ayaa ku tilmaamay in ay ahayd idaacad sharci daro ah isla markaana ay u soo qabteen afar dhalinyaro ah. sharciga Somaliland ayaa mamnuucaya in la samysto idaacado madax banaan.

Wariyaha VOA Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa taliyaha arrintan ka waraystay wax yar ka dib markii ay soo qabteen Idaacadaasi oo lagu magacaabi jiray Baadi Goob.

Idaacad Qarsoon
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:57 0:00

XS
SM
MD
LG