Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wafdi ka Socda Ethiopia oo Booqday Somaliland


Wafdi ka socda dalka Ethiopia oo uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda ayaa maanta gaarey magaalada Hargeysa.

Shir jaraa’iid oo garoonka diyaaradaha ay ku wada qabteen wafdigaasi iyo wasiiro ka tirsan Somaliland ayay ku sheegeen in labada dhinac ay ka wada hadli doonaan arrimo dhanka iskaashiga dhaqaalaha iyo nabadgelyada la xiriira.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso warbixin arrintaasi ku saabsan:

Dhegayso: Warbixinta Booqashada wafdiga Ethiopia ee Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:54 0:00

XS
SM
MD
LG