Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Johnson oo la Kulmay Soomaalida Minnesota


Xogahaya amniga Jeh Johnson
Xogahaya amniga Jeh Johnson

Xoghayaha Amniga Gudaha Maraykanka Jeh Johnson ayaa shalay magaalada Minneapoli kulan wadatashi ah la qaatay jaaliyadda Soomaalida ee gobolla Minnesota.

Jaaliyadda Minnesota
Jaaliyadda Minnesota

Kulankan ay labada dhinac uga doodeen sida looga hortagi karo dhalinyarada Soomaalida ah ee ku biiraya kooxaha argagixisada. Jaaliyadda ayaa xoghayaha iyo saraakiil sar-sare oo kulanka ka qeybgalay uga xog-warramay dhibaatadda Soomaalida haysata, gaar ahaa dhinaca socdaalka iyo marka ay safrayaan iyo waliba xad-gudubyada ka dhanka ah xuquuqda dadka Muslimiinta ah ee ku nool Maraykanka.

Kulankan waxaa ka qeybgalay mid ka mid ah senator laga soo doorto gobolka, xeer ilaaliya guud ee gobolka iyo saraakiil kale, waxayna kulankaasi xoghayaha amnigu uu ku balanqaaday in wax laga qaban doono cabashooyinka ay jaaliyadda Soomaalidu soo gudbiyeen.

Kulanka Jeh Johson
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:11:45 0:00

XS
SM
MD
LG