Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Dood ku Saabsan Fanka Soomaaliyeed


Barnaamijka Faaqidaadda todobaadka waxan ku eegeynaa dood dhex martay Cabdi Good, Idaajaa, iyo Laab saalax, oo ku aadan fanka Soomaaliyeed, marxaladaha uu soo maray iyo waxa ay ku kala duwanyihiin fanka casriggan.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso:

Dhegayso: Barnaamijka Faaqidadda Todobaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:37:59 0:00

XS
SM
MD
LG