Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka iyo Isticmalka Shiishada


Wicitaanka
Wicitaanka

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay Isticmaalka Shiishada iyo saamaynta caafimaad ee uu ku yeesho dadka Isticmaala, Mawduucan waxaa faaqidi doona Dr. Cabdullaahi Faarax Casayr oo ka hawl-gala cusbitallada dalka Imaaraadka Carabta isla markaana ah bare ka tirsan Jaamacadda Shaariqa, sidoo kale waxaa isna arrintan ka hadli doona inta barnaamijku socdo Sheekh Maxamed Ileeye oo imam ka ah mid ka mida masaajidada ku yaalla Seattle Washington.

Barnaamijka Wicitaanka oo uu soo jeedinayo Maxamed Colaad Xasan xaggan hoose ka dhegeyso.

Barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:28:29 0:00

XS
SM
MD
LG