Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ISIS: Waxaan Qabsanay Qeyb Magaalada Kobane


Ururka Daacish ee ka dagaalama dalalka Suuriya iyo Ciraaq ayaa sheegay inuu qabsaday kala bar magaalada Kobane, oo sidoo kale loo yaqaano Ceynul Carab, ururka ayaa sidoo kale ku sheeganaya inuu cisbitaalka weyn ee magaaladana uu gacanta ku dhigay.

Madaxa difaaca ee Kurdiyiinta ayaa sheegay warar kuwaas ka duwan, waxana uu wacad ku maray in ciidankiis uu dagaalami doono. Waxa uu sheegay in haddii ururka Daacish uu magaalada qabsado ay magaaladu qubuuro noqon doonto.

XS
SM
MD
LG