Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aabaha Wiilka ku Dhintay Syria oo VOA la Hadlay


İSİL
İSİL

Aabaha wiil Soomaali ah oo warbaahaintu tebisay nuu ku dhintay dalka Siiriya kaddib markii uu ku biiray kooxda ISIS ama Daacish ayaa sheegay weli inaan qoyskiisu haynin caddayn buuxda oo rasmi ahana xaqiijinaysa geerida iyo nolosha wiilkaas.

Wiilkaas oo lagu magacaabo Cabdifataax Dayid Axmed oo sidoo kale loo yaqaan Abdiraxmana Muxumed ayaa ka mid ahaa dhalinyaro Soomaali ah oo ka tagtay gobolka Minnesota.

Haaruun Macruuf ayaa aabihiis kula kulmay magaalada Minneapolis oo wareysi la yeeshay.

Dhageyso Wareysiga Aabaha wiilka ku Dhintay Syria
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:33 0:00

XS
SM
MD
LG