Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikhda Heesta Calanka ee Maraykanka


Dalka Mareykanka waxaa todobaadkan laga xusayaa sanadguuraddi 200-aad ee ka soo wareegtey markii la curiyey heesta calanka Mareykanka oo ah heesta ugu caansan dalkan.

Dabaaldegyadda ugu waaweyn ayaa ka dhacaya duleedka magaladda Washington halkasoo taariikhda heesta ay ka soo bilaabatey.

Hadaba wariyeheena Mohamud Ibrahim Ali ayaa taariikhda heesta calanka Mareykanka iyo heerarkii kala duwanaa ee ay soo martey waribixintan inooga diyaariyey, soona jeedinayo.

Heesta Calanka ee Maryakanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:04 0:00

XS
SM
MD
LG