Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho oo lagu Dilay 2 Sarkaal oo Nabadsugida ka Tirsan


Mid ka mid ah saraakiisha ciidanka la dagaalanka argagixisada ee Somalia oo lagu magacaabo Max'ed Qaybe ayaa maanta lagu dilay agagaarja Zope, iyadoo sidoo kalena Wadajir lagu dilay sarkaal magaciisa lagu sheegay Yusuf Amxaar

Maxamed Qeybe ayaa weerarkan lagu dhaawacmey balse markii danba u dhintey dhaawacii soo gaarey.

Ma jiro wax war ah oo ay dowlada federaalka ka soo saartey weerarkan lagu diley sarkaalkan, balse A-shabab ayaa warbaahinta afkeed ku hadasha iyo Twiterkaba waxay ku sheeegeen in ay dileen taliye ku xigeenkaas cidanka la dagaallanka argagixisada.

XS
SM
MD
LG