Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada oo Qarka u Saaran Jalalaqsi


Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa nabad ilaalinta midowga Africa ee AMISOM ayaa qarka u saaran inay la wareegaan maamulka magaagaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Ciidamadan huwanta ayaa toddobaadyadii la soo dhaafay waxa ay wadeen howl gal loogu magac daray Badweynta Idia, kaasoo ay dowladda Soomaaliya kula wareegeyso degaanada wali ku harsan gacanta kooxda al-shabab.

Jalalaqsi waa degmada ugu wayn ee gobola Hiiraan taasoo intii muddo ahba ay maamulkeeda gacanka ku hayeen al-shabaab.

XS
SM
MD
LG