Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Weerar lagu Qaaday Xarun Amni


Ugu yaraan toddobo ka tiran Al-Shabab ayaa ku dhintay weerar ay kooxdu maanta ku qaadday godkii Jilicow oo ah meel lagu hayo xubno ka tirsan Alshabab. Weerarka waxa kale oo ku dhintay labo askari iyo qof shicib ah.

Dawladda Somalia ayaa sheegtay inay horjoogsadeen weerarka oo la filayo lagu doonayey in lagu sii daayo xubno Alshabab ka tirsan oo goobta ku xiran.

Wareysiyo arrintan la xiriira hoosta ka dhageyso.

Weerarka Muqdisho
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:11:40 0:00

XS
SM
MD
LG