Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gen. Maxamed: Ma Awood Badna Ciidankeenu


ciidan
ciidan

General Maxamed Sheekh, wasiirka difaaca Somalia oo ku sugan Turkey ayaa sheegay in ciidanka Somalia uusan awood badan lahay. Generalka ayaa Turkiga kala hadlaya taageerista cidianka Somalia.

Harun Macruuf ayaa qadka telfoonka kula xiriirey ugu horeyna waxa uu weydiiyey ujeedka booqashadiisa.

Wasiirka Gaashaandhiga
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00

XS
SM
MD
LG