Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Fanka


Barnaamijka "Waa Go'aankaaga" ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay Dhallinyarada iyo Fanka, waxaana marti ku ah Abwaan Cabdi Cali Boos oo ku sugan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.
Abwaan Boos waxa uu leeyahay riwaayado iyo heeso ay kala qaadaan fanaaniin caan ka ah geyiga Soomaalida, waxana uu horay uga soo shaqeeyey hay'adii Faafreebka ee Somalia, xiligii burburka ka hor.
Maxamed Cabdi Sandhere oo barnaamijka inoo diyaariyey ayaa Abwaan Cabdi Cali Boos marka hore wax ka weydiiyey taariikhdiisa hal abuurka.
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.
Waa Go'aankaaga
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:55:29 0:00

XS
SM
MD
LG