Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kay oo Dib u furaya Xafiiska QM ee Hargeysa


Nick Kay oo Hargeysa ku sugan
Nick Kay oo Hargeysa ku sugan

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ambassador Nicholas Kay ayaa qiray in joogitaan la'aanta Xafiiska UNSOM ee Somaliland ay adkaysay taageerada loo fidin lahaa waxyaabaha mudnaanta u leh Somaliland.

Kay wuxuu sheegay in joogitaanka xafiiskiisa dib looga abuuri doono Hargeysa si ay iskaga kaashadaan labada dhinac, taasina ay isku afgarteen labada dhinac.

Nicholas Kay waxa uu magaalada Hargaysa kula hadlayay VOA, kaddib markii uu maanta la kulmay madaxda Somaliland oo uu ku jiro Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo.

Warbixintan waxaa magaalada Hargaysa nooga soo diray Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Booqashada N. Kay ee Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:02 0:00

XS
SM
MD
LG