Magaaladda Fergusson ee gobolka Missouri ayaa waxaa weli ka jira jahwareer, kadib markii wiil madow ah uu askari cadaan ahi togety 9-kii bishan. Magaaladda ayaa amar degdgeg lagu soo rogay ka dib ay booliiska iyo dad mudaaharaadayey ay isku dhaceen. Dad badan oo ka careysan dilka wiilka ayaa weli u hogaansami la’a amarka boolsiska iyadoo laga cabsi qabao in isku dhacyo kale ay dhacaan.
Wariyeeheena Mohamud Ibrahim Ali ayaa warbixntan ku sabsan arintan inoo soo diyaariyey.