Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Somalia oo Qabsadey Guriga Axmed Daaci


Ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Midowga Africa ayaa la wareegey guriga mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha hubeysan ee magaalada Muqdisho.

Weerar iyo dagaal dhowr saacadood socdey kadib ayay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda kula wareegeen guriga Axmed Xasan Cadow-Axmed Daaci oo ku yaalla degmada Wadajir.

Daud Aweis ayaa khadka telefonka ee magaalada Muqdisho kula xiriirey Col Ali Hamud, Afhayeenka Ciidamada AMISOM. Waxaana uu ugu horeyn weydiiyey sida uu hawlgalka u dhacay.

Ciidamada Somalia oo Qabsadey Guriga Axmed Daaci
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:56 0:00

Dhanka kale weriyaha VOA ee Muqdisho Seynab Abuukar Maxamed ayaa inoo soo dirtey wararkii ugu dambeeyey ee hawlgalkaasi caasimadda ka dhacay.

Warbixinta Muqdisho
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:29 0:00

XS
SM
MD
LG