Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Beyle: Cid Qaadaneysa Badda Somalia ma Jirto


Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somalia Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in ay tahay in dadka Soomaaliyeed ay ku kalsoonaadaan dawladda marka laga hadlayo arrimaha la xariira muranka badda.

Dr. Ducaale oo daarta VOA nagu soo booqday ayaa ka hadlay xiriirka Somalia iyo dalalka dibadda, gaar ahaan ka dalalka dariska ah.

Maxamed Colaad Xasan ayaa wasiirka wareystay, waxana uu ugu horeyn wax ka weydiiyey xiriirka Somalia iyo Kenya oo xiliyadii dambe uu madmadow soo galay.

Wareysiga hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:39 0:00

XS
SM
MD
LG