Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixinno: Geerida Xildhibaan Saado Cali


Allaha u naxariistee Fanaanada Saado Cali Wasame oo ka tirsaneyd baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu dilay magaalada Muqdisho. Dilka fanaanada waxaa sheegtay ururka alShabaab. Fanaanada ayaa isla maanta lagu aasay Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud iyo Ra’siul wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa labaduba cambaareeyay dilka Xildhibaan fanaanad Saado Cali Warsame.

Hadaba warbixino aan ku eegeyno dilkaasi, dareenka ka dhashay iyo taariikhda faneed ee fanaanada halka hoose ka dhageyso:

please wait

No media source currently available

0:00 0:13:29 0:00

XS
SM
MD
LG