Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Burburka Diyaaradda Malaysia


Pro-Russian fighters walk on a road with victims' bodies lying in bags by the side at the crash site of a Malaysia Airlines jet near the village of Hrabove, eastern Ukraine, July 19, 2014.
Pro-Russian fighters walk on a road with victims' bodies lying in bags by the side at the crash site of a Malaysia Airlines jet near the village of Hrabove, eastern Ukraine, July 19, 2014.

Saraakiisha wasaaradda arrimaha degdegga ee bariga Ukraine ayaa sheegay in meydad gaaraya 196 laga soo qaadey goobta ay ku burburtey diyaaraddii rakaabka ee ay lahayd Malaysia.

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay in meydadkaasi lagu keydiyeye kontaynaro yaalla saldhig tareenada laga raaco oo 15 km u jirta magaalada Tore zoo ah halka diyaaradda lagu soo ridey.

Haddaba dalka Malaysia oo laga leeyahaya diyaaradda la soo ridey xaaladdu waa side.

Sahra Abdi Ahmed ayaa su’aashaasi hordhigtey Shaafici Shariif Maxamed oo ah arday deggan magaalada Kuala Lumpur ee xarunta dalka Malaysia.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00

XS
SM
MD
LG