Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Jaamac Axmed Ibraahim (Jaamac Borame) oo ka mid ah ardayda Soomaalida ee degan Ukraine.
Jaamac wuxuu ka hadlayaa Diyaaradii la soo riday iyo xaaladda colaadeed ee ka jirta Ukraine.