Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidadda: Xiriirka USA iyo Somalia


Obama-Sharmarke
Obama-Sharmarke

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadkan oo aan ku eegeyno xiriirka ka dhexeeya Somalia iyo Mareykana kadib markii toddobaadkan uu danjiraha cusub ee Somalia warqadihiisa aqoonsi u gudbiyey Madaxweyne Obama.

Dhegayso Barnamijka oo dhan.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:38:20 0:00

XS
SM
MD
LG