Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hay'addaha Gargaarka oo Lacag u Dalbay Somalia


Madaxda Hay'addaha FOA, WFP iyo UNICEF ee Qaramada Midoobay oo booqday Soomaaliya ayaa dalbay lacago dheeraad ah oo lagu fuliyo mashaariicda gar-gaar ee ay ka wadaan gudaha Soomaaliya, saddex sanno kaddib markii dalkaasi ay ka dhaceen abaarihii ugu xumaa ee bariga Africa ku dhufta.

Madaxda ayaa booqday mashaariic laga hirgalinayo degmada Doolow Soomaaliya, waxayna sheegeen in kharash la'aan darteed mashaariicdan aan la sii badhaalin karin.

QM waxay sheegtay in 857 kun oo Soomaali ah ay u baahan yihiin gar-gaar deg-deg ah, in kabadan 2 malyuunna ay soo foodsaarayso cunto yaraan ay ugu wacan tahay abaaraha, miraha beeraha oo yar iyo colaadda ka jirta Soomaaliya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:19 0:00

XS
SM
MD
LG