Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii Qurbajoogta oo La Soo Gabagabeeyay


Shirka Turkiga
Shirka Turkiga
Kadib kulan muddo laba cisha ah ugu soconayey qurba joogta Somaliyeed qaarkood magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, ayaa shaley galinkii dambe lasoo gabgaba gabeyey kulankaasi.

Waxaana lagu doortey kulankasi guddi amba qaadi doona waxyaabaha ay ka shirayeen labada cisho qurba joogta ee la xariira inay yeeshaan hindise mideysan iyo sidii ay gacan uga geysan lahaayeen dib udhiska wadanka Soomaaliya.

Guddigaas ayaa guddoomiye loogu doortay Cabdi Xariir Baaruud waxaana ku xigeen loo doortay Saadiq Warfaa.
XS
SM
MD
LG