Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Xagjirnimada iyo Reer Galbeedka


Khubarada reer galbeedka ayaa sheegay in kooxaha xagjirka ah ay weli dhalinyrao ka qoranayana dalalka reer galbeedka kuwaasi oo ka dagaalamaya Soomaaliya, Suuriya iyo meelo kale.

Khubarada waxay ka digeen inaan arrintaasi gebi ahaanba la joojin karin sababt oo ah sida ay sheegeen waxay kooxahan isticmaalayaan tabo ay ka mid yihiin xiriirka qoyska iyo mid macaarifo si ay u gaadhan dhalinyarada ay doonayana inay qortana.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso warbixin gaar ah oo arrintaasi ku saabsan , Haaruun Macruuf ayaa warbixintan nooga diyaariyey.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00
XS
SM
MD
LG